Himiladaydu Waa

Run & Rejo

To find out where I stand on the issues you care about! Read my biography and political views here.

Ku soo dhowow

Learn more

A Brief Introduction to Us

Welcome to a Personal Political Website!

Hi and welcome to my blog.
I believe communication is the back bone of all Political activities. Two way communications will create to exchange information. Too often misunderstanding occurs because of lack communication. Therefore, I would like to open the channels of communication by way of this blog. I will try to discuss current and important affairs as well as share information with the public. Equally I welcome feedback, comments and constructive criticism. Among other things, subjects of utmost interest to me and which I will discuss through this medium include Articles about my Political visions and Books.

Explore Main Information

Featured Information

Core Principles

To Find out my vision and mission please click lear more

Political Program

What We Do

Our Members

Join Us
Are you interested in joining us and supporting our mission? Please click below to find out more about membership.
Make a Donation!

Support Our Activities By a Donation

Please consider making a donation to support future development. Thank you for the right choice!

My Political Vision

Horumarinta Dhalinyarada

Dhalinyaranimadu waa xoog dihin iyo caqli cusub oo diyaarin iyo jihayn u baahan ..

Qabyaaladda

Qabyaaladda waxa laga soo dheegtay qabiilka, qabiilku waa tixraaca nasabka iyo hidde-sidaha bini-aadamka kaas oo

Qiyamka Umadda

Sida aan u arko qiyamka umaddu yeelanayso iyo sawir Maskaxeedka aan ka fekerayaa waa ..

Waxbarashada

Waxbarashadu waxay muhiimad weyn u leedahay ilbaxnimada iyo nolosha, waana shay kor u qaada qiimaha qofka.

Horumarinta Dhalinyarada
Qabyaaladda
Qiyamka Umadda
Waxbarashada
Listen to My Speeches

Most Recent Speeches

Mudaharaadkii wuu bilaabmay, wuuna socon doonaa!
Mudaharaadkii wuu bilaabmay, wuuna socon doonaa! Sharcidarrada waxa wada kuwa dadkii ay sheeganayeen inay ammaankooda ilaalinayaan xabbadda nool la dhacaya…
kulan aanu la qaadannay salaadiinta beelaha bariga Gobolka Togdheer, bariga Saaxil, Saraar iyo galbeedka Sanaag.
Waxa aannu maanta kulan la qaadannay salaadiinta beelaha bariga Gobolka Togdheer, bariga Saaxil, Saraar iyo galbeedka Sanaag. Kulankan ayaannu Madaxdhaqameedka…
Kulan aannu la yeelanay Ergayga gaarka ah ee dawladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta & dhexdhexaadinta ee geeska Africa.

Kulan muhim ah ayaannu maanta la yeelannay Ergayga gaarka ah ee dawladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta & dhexdhexaadinta ee…

Waxa caddaatay Madaxweynuhu inaanu ku talagelin in cid Qaranka ka mid ah oo wax na kala tidhaahda inuu kalsoonida u dhiibto.
Waxa caddaatay Madaxweynuhu inaanu ku talagelin in cid Qaranka ka mid ah oo wax na kala tidhaahda inuu kalsoonida u…
Testimonials

What People Say About Me

“he is hard working and committed person, also he is promising and upcoming leader  ”

Prof. Suleiman Ahmed Guleid (President of Amoud University)

Prof. Suleiman Ahmed Guleid (President of Amoud University)

” Hersi is liked and respected by many because he respects and listens all irrespective of their Social Status. He has strong decision making skills and lets no one else decide for himself. He has clear decision that allows him to decide where he is going next steps of his live no other person manipulate him “

Dr. Abdirahman Mohamed Abdullahi Cirro (Chairman of Waddani Party)

Dr. Abdirahman Mohamed Abdullahi Cirro (Chairman of Waddani Party)

“Hersi is young, so bright and high ambitious leader with a positive outlook. I believe Hersi is a young, honest and intelligent individual who cares about the future and well-being of his people and country.”

Hon. Haji Abdikarim Hussein Yusuf (Abdi Warabe) AHUN

Hon. Haji Abdikarim Hussein Yusuf (Abdi Warabe) AHUN

“Hersi is a heroic figure, with pleasant character, innovative and creative. He endowed with a broad range of positive attributes, including honesty, self-respect, and respect for others. He has qualities that distinguish him from many other national politicians.”

Abwaan Mohamed Ibrahim Warsame (Haadraawi)

Abwaan Mohamed Ibrahim Warsame (Haadraawi)

“Hersi is Truthful, optimistic and strong protagonist for team work. He is a good listener and respects the opinion and views of others. Hersi will always be remembered as being the champion, initiator and coordinator of the Construction of Erigavo-Burao road.”

Dr. Abdirisaq Mohamed Aden (President of Nugaal University)

Dr. Abdirisaq Mohamed Aden (President of Nugaal University)

Latest News & Events

The Latest News

Xukuumadda oo Mudaharaadkii Salmiga ahaa Awood Ciidan u adeegsatay

Xukuumadda wakhtigeedu dhammaanayo bannanbixii silmiga ahaa waxay ku carqaladaynaysaa awood ciidan iyada oo dhammaan isgoysyadii iyo jidadkii muhiimka ahaa ee…

Subaxnimada 11 August 2022 7:00 waa Bannaanbax nabadgelyo!

Subaxnimada berri, 7:00 waa Bannaanbax nabadgelyo! Taageerayaasha xisbiga Waddani iyo qof kasta oo muwaadin ah oo nala aragti ah, waxa…

Waxa aann UCID iyo Waddani oo ku wargelinnay Wasaaradda Arrimaha Gudaha mudaharaadka Badbaadada Somaliland

Waxa aannu maanta labadayada guddoomiye xisbi-mucaarad ee UCID iyo Waddani ku wargelinnay Wasaaradda Arrimaha Gudaha mudaharaadka Badbaadada Somaliland oo ka…

إنا لله وإنا إليه راجعون Alle ha u naxariisto Oday Maxamuud Muxumed Cabdille (Shaami)

Alle ha u naxariisto Oday Maxamuud Muxumed Cabdille (Shaami) oo Burco ku geeriyooday. Maxamuud Shaami AHUN waxa uu ahaa oday…

Gallery Archive

Learn More

call us

Make a Call

visit us

Our Location

Language AR EN SO